Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Adenkule J.M.King iyo wafdi uu hoggaaminayay (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Danjire Adenkule J.M.King, Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka Wakiilada Joogtada ah ee Midowga Afrika ee Arrimaha Qaxootiga, Soo Noqoshada iyo Barakacayaasha (IDPs) ahna Safiirka Dowladda Sieraliyon ee Dowladda Itoobiya. Kulanka oo ay ka qeybgaleen Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada,La-taliyaasha Madaxweynaha iyo … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay Adenkule J.M.King iyo wafdi uu hoggaaminayay (Sawirro)